Xildhibaano kasoo jeeda Hal beel oo saakay gaaray magaalada Xarardheere (Sawirro)

Xildhibaano katirsan labada aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa saakay gaaray magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug, waxa ayna halkaasi kula kulmeen masuuliyiin iyo saraakiil katirsan ciidanka dowladda. Xildhibaanada saakay gaaray magaalada Xarardheere oo kasoo jeeda beesha Ceyr ayaa waxaa kamid ah Xildhibaan Cabdisamad Macallin Maxamuud, Xildhibaan Ilyaas Sheekh Axmed, Sanatar Cabdixakiin Macallin Axmed iyo masuuliyiin … Continue reading Xildhibaano kasoo jeeda Hal beel oo saakay gaaray magaalada Xarardheere (Sawirro)